Saylac: Laba Askari Oo Sameeyay Arrin Ku Dayasho Mudan

0

Saylac (Arabsiyo) – Laba Askari oo ka mid ah Ciidammada Booliska ee Gobolka Selel, ayaa sameeyay arrin ku dayasho mudan.

Labadan Askari, ayaa Mushaharkooda ka dhisay Dhisme noqon doona Rugta Booliska ee degaanka Caasho-caddo ee degmada Saylac ka mid ah.

Munaasibad loo sameeyay furitaanka Rugta Booliska ee labada Askari ka dhiseen Mushaharkooda Billaha ah, ayaa waxa ka qayb-galay Talìska Booliska ee Selel iyo Badhasaabka Gobolkaas.

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo.

 

Arabsiyonews.com/Hargeisa Office