Maxaa Ku Cusub War-bixinta Uu WADDANI Ka Soo Saaray Xaaladda Xuquuqda Aadamaha Ee Somaliland ?

0

Hargeysa (Arabsiyo) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa warbixin uu soo saaray kaga dayriyey xaaladda saldhigyada booliiska Somaliland

War-bixintan oo sannad walba uu Xisbigu mar soo saaro, ayuu sannadkan kaga hadlay hab-dhaqanka Ciidammada Booliska iyo Sirdoonka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Akhriso War-bixinta oo dhan

 

Arabsiyo News/Hargeisa Office