Shirkadda Daabacaddaha SAGAL JET Oo U Dabaal-degtay Sannad-Guuradii 15-aad

0

Hargeysa(Arabsiyonews):-Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET, ayaa u dabbaaldegtay sannad-guuradadeeda 15-aad ee ka soo wareegta aasaaskeeda, waxana munaasibadda dabbaaldegga lagu qabtay Hoolka Ambassodor ee magaalada Hargeysa.

Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey dabbaaldegga sannad-guurada tobnaad ee aasaaska shirkadda SAGAL JET

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Si Toosa 

 

Arabsiyonews.com

Hargeysa Office