Maydh (AN):-GuddoomiyahaXisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo kugudo jira Kormeerka Hawalha Diinwaangalinta Gobolka Sanaag oo maalmihii udanbey ku joogay dardargalinta Diwaangalinta codbixiyaha taasi oo la filayo in maalinta bari ay ka bilaabmato Guud ahaanba Gobolada Sanaag iyo Sool
Waftiga Gudoomiyaha Xisbiga Ucid uu Hogaaminayey Ayaa Maanta Gaadhay Dhulkii Awoowyada Gaar Ahaan Magaalada Qadiimka Ah Ee #Maydh Halkaas Oo Ay Booqdeen Qabriga Sheekh Isaxaaq Una Soo Duceeyeen.Waxaana ku wehelinayey Xoghaye Ku Xigeenka X Guud Ee Xisbiga Ucid Abdinasir Yussuf Osman

Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









