Dawlada Imaaradka Oo Sheegtay In Dabcinayso Qanuunka Islaamiga

0
Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ugu horeysay shaacisay in ay dabcinayso qaanuunka islaamiga ah ee xadidaya xoriyadaha shaqsiyaadka, gaar ahaan in loo ogolaado lamaanayaasha aan is qabin inay wada noolaadaan.
sidoo kale waxaa la khafiifiyay xayiraadihii saarnaa isticmaalka khamriga.
Imaaraadka ayaa u muuqda inuu si buuxda u qaadanayo nidaamka xorriyadda ku dhisan ee ka jira dalalka reer galbeedka