Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland oo xeer ka soo saartay adeegsiga Hirarka

0

Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland ayaa hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.

Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer nidaamiyahan cusub maanta.

Waraaqdan ka soo baxday xafiiska wasiirka isgaadhsiinta oo lagu baahiyey Warbaahinta Dawladda ayaa u dhigneyd sidan.

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office