Hargaysa(AN):-Wasiirka Wasaarada Beeraha JSL Md Axmed Muumin Seed ayaa beeniyey qoraal lagu baahiyey barta uu ku leeyahay Facebook,
Wasiir Seed ayaa daqiiqado kadib qoraal kale oo uu soo dhigay ku sheegay in laga jabsaday bartiisa Facebook waxaanu intaasi wasiirku raaciyey in budhcad usheegay in marar hore ka jabsaday ay xiligana afduubteen Facebook balse usoo ceshaday

maaha markii ugu horeysay ee Wasiir Axmed Muumin Seed laga Jabsado bartiisa Facebook sida uu isaguba sheegay llaakin xeeldherayaasha aalada baraha Bulshada ayaa su,aal galiyey Sugnaanshiyaha barta Facebook uu kuleeyahay Wasiir Seed .
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









