Hargaysa(AN):-Wasiirka Wasaarada Beeraha JSL Md Axmed Muumin Seed ayaa cambaareyey go,aamo kasoo baxay Guddiga qabanqaabada Shirweynaha afraad ee Xisbiga Kulmiye,kuwaasi oo lagu shaaciyey shuruudaha looga baahan yahay Musharaxiinta Hogaanka Xisbigaasi.
Wasiir Seed ayaa markii ay soo baxeen go,aamadani waxa uu barta uu ku leeyahay Faceboob soo dhigay qoraal kaga falceliyey go,aamada kasoo baxay Gudiga qabanqaabada Shirkaasi Qoraalka ayuu si cad ugu sheegay in ay lafjab ku tahay nidaamka dimuqraadiyada iyo rabitaankiisa Musharaxnimo,

Waxii Waxree kasoo kordha kala soco Arabsiyonews
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









