Oslo (AN):-Safiirka Jamhuuriyada Somaliland u fadhiya wadanka Norway isla markaana wakiil uga ah wadamada Denmark iyo Finland Mudane Maxamed Maxamoud Adan ( linin). Ayaa Dhambaal hambalyo oo ku saabsan Sanad Guurada 29aad ee kasoo Wareegtay Somaliland markii ay ku dhawaaqday gooni Iskutaaga ayna ka goday Somaliya waxii la isku odhan jiray 18 May 1991
Danjire Maxamed Maxamoud Adan ( linin). Waxa Uu u diraya Dhambaal hambalyo xuska munaasabada 18.May 2020 Guud ahaan Shacbiga reer Somaliland , Golayaasha Qaran JSL.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








