Madaxweyne Biixi Oo Maxaabiis Badan Cafiyay

0

Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne  Cafis Guud u fidiyo, Xuska Maalinta 18-ka May darteed, Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan.

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office