“Xubintii Komishanka ee aanu hakinay waanu ka saarnay hakintii ,” Cabdiraxmaan Cirro

0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro ayaa Sheegay inay Diyaarinayaan Xubnaha guga qaybgalaya Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Deeganka ee Somaliland la damacsan yahay inay ka qabsoomaan Dabayaaqada Sanadkan 2020, waxanu ugu baaqay cidii danaynyasa inay iska sharaxdo Xisbiga Waddani inay sida ugu dhakhsaha badan ku soo xareeyaan arajidooda  .

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro waxa uu sidoo kale sheegay inay Fasaxeen Xubintii ay hakiyeen “”Xubintii Komishanka ee aanu hakinay waanu ka saarnay hakintii ,” ayuu yidhi  Cabdiraxmaan Cirro