Hargeysa (Arabsiyonews) Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay wax ka beddel Iyo Kaabid ay golaha wakiilladu shalay ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta Somaliland.
Qodobada meesha laga saaray waxa ka mid in shirkadda Somcable kooto loogu xidho xadhiga Feber Optiga lkaasi oo hore mudo 25 sanaha loo xidhay
74 xildhibaan oo saaka joogay fadhiga Guurtida dhammaan way u codeeyeen wax ka beddelka.









