Hargeysa (Arabsiyonews) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Iscasilaadii ka Diiday Xasan Yuusuf Ducaale oo Ka Tirsan Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Dhawaan sheegay inuu iska caslay Xubinimadii Komishanka.
kadib markii khilaaf ka dhashay komishanka kaasi oo u dhaxeeyaay Xisbiyada Siyaasada Somaliland
Qoraal uu Soo Saray Guddoomiye Faysal ayuu sheegay inuu ku Diiday Iscasilaada waxanu Madaxweynaha Ka Dalbaday inaanu ka Aqbali









