WAR DEG DEG AH:Guddoomiyihii maxkamadda gobolka Sool ee Somaliland, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaweyd u geeryooday qarax loogu xidhay baabuurkiisa gudaha magaalada Laascaanood.
Weli lama oga cidda ka danbaysay qaraxan oo ku cusub magaalada, la soco wixii ka sookordha
&

Arabsiyonews.com
Laascanood Office








