DEG DEG : Guddoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool oo La Dilay

0

Hargeysa (Arabsiyonews) Wararka Ka imaanaya Magalada Laascanood ee Xaruunta gobolka sool ayaa sheegay in Guddoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Ku Dhintay Qarax Lagu Xidhay Gaadhigiisa Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Laascaanood.

ilaa hada lama sheegen cida ka dambaysay Falkaasi Balse laamaha amaanka ayaa kuguda jira baadhida falkaasi