Xisbiga UCID oo Laga Caydhiyaay Xubno u Sacaba Tumay Furista Ururada Siyaasada Somaliland

0

Hargeysa (Arabsiyonews) Shir ay maanta iskugu yimaadeen Guddiga fulinta ee Xisbigaasi oo uu shir gudoominyay Guddoomiyaha Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe ayaay Cod gacan taaga waxay xilkii kaga qaadeen Xooghayihii Arimaha Gudaha ee Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Sidoo kale waxay shaqadii ka Joojiyeen Xooghayihii golaha Dhexe ee Xisbiga Jiir Cali Madoobe .