Deg Deg:Xubintii xisbiga UCID Ee komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo iminka is Casilay

0

Xubintii xisbiga UCID Ee komishanka Doorashooyinka qaranka ee somaliland Xasan Yuusuf ayaa hadda iska casilay xilkaasi
waxaanu sheegay in mar hadii xisbiyadu kalsoonidii kala noqdeen aanay haboonayn in ay soo joogaan isla markaana mushaharka ay qadanayaan xaaran yahay.