War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Xasan Yuusuf Ducaale Oo Ahaa Xubintii Xisbiga Mucaaradka Ucid Ugu Jirtay Gudidda Doorashooyinka uu Shaaciyay In Uu Komishankaasi Iska Casilay xilkii uu ka hayey.
Arintan ayaa Ka dhigan in iminkan Gudiga aysan wax matalaad ah aysan ku laheyn Gudida Koomishinka
halkan Kala soco Wixii Warar ah Ee Kasoo Kordha warkan









