Deg Deg:”Jabuuti Jiritaanka Somaliland Ma Qirsana” Afhayeenka Xisbiga WADDANI”

0

Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in dawlada jabuuti aanay aqoonsanayn qaranimada somaliland.
” Jabuuti’ Jiritaanka Somaliland ma qirsana oo Cali Sabiix oo kaley moodaysaa. hadalka Madaxtooyadooda ayaana daliil u ah! Goormay Berberi noqotay magaalo Soomaaliya Maamusho? ” Af­hayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jamac Batuun