Daawo:-Xildhibaan indho indho Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Masuulyin Kasoo Jeeda Sool iyo Puntland

0

Xildhibaan C/qaadir Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtiada Somaliland ee kaso Jeeda Gobolka Sool ayaa Dhaliilo xoogan u jeediyey MAsuuliyiin kasoo jeeda Gobolka SOol ee ku sugan Somaliland sido kalena waxa uu si cad u weeraray Madaxwaynaha Maamulka Majeerniya ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.