Daawo:-Boqorka Beelaha Gabooye oo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Dhulka la Dhacay Sheegeyna in uu Beeshiisa ka Reebey in Salaadiinta Beesha Gabooye ka qayb Noqdaan Socdaalkii Nabada ee Madaxdhaqameedka Somaliland ku tageen Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka.









