Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa booqasho ugu tagayo boqoradda Ingiriiska xilli uu socdaal ku joogo dalka Britain, balse ma noqonayo madaxweynihii koowaad ee boqoradda la kulmo, waxayna qeyb ka tahay dhaqan muddo badan soo jiray.
Muddadii 66-ka sano ahayd ee ay kursiga boqortooyada ku fadhiday Boqran Elizabeth waxa ay la kulantay dhammaan madaxweynayaashii soo maray Maraykanka marka laga reebo Lyndon B Johnson iyo madaxweyne Trump oo hadda qorshuhu yahay in ay la kulanto.
Xagga hoose waxaa ah sawirro aan idiinka soo xulnay kulamadii ugu muhiimsanaa.
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaPA
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES









