Deg Deg Agaasimihii Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Iscasilay+Sababta Ka Danbaysa

0

Hargaysa(AN):-Agaasimihii Guud ee Wasaarada Qorshaynta  Somaliland Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa goordhawayd shaaciyey in uu Iskacasiley Xilkii uu ka hayey Xukuumada uu gadhwadeenka kayahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,

Agaasimaha ayaa hadalkan ku shaaciyey barta uu ku leeyahay Facebook,isagoo kusoo qaray hadal kooban

Halkan Ka Akhri

 

Ilaa hada macada sababta ka danbaysa Iscasilaada Prof Cabdi Cali Jaamac ,