Hargaysa(AN):-Wasiirka Isgaadhsiinta Technolgyadda Somaliland Prof,Abdiweli Sh C/lahi Ayaa Ka Hadlay Go,aamaddii Horay Wasaaraddu uga Soo Saartey Adeegsiga Khadka Internat-ka “SO” Oo uga Guurig lahayeen,Isla Markaana Ay Isticmaali lahayeen Top Doaming Level.









