UncategorizedWararka Af-hayeenka Madaxtooyadda Oo Shaaciyay In Mushaharkii Loo Kordhiyay Macallimiinta Iyo Ciidammada Somaliland By admin - March 27, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Md Maxamed Warsame Jaamac ayaa Faah-faahin ka bixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2018, waxaanu sheegay in kor loo qaaday mushaharka ciidamada iyo macallimiinta Somaliland.