Daawo Wafti Culus Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukoraq

0

Tukoraq(AN):-Wasiirka Biyaha Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” ayaa gaadhay Deegaanka Tuka-raq waana wasiirkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukumadda Muuse Biixi ee halkaasi gaadha waxaanu sheegay in ciidanka Somaliland aanu u socon Garoowe ee uu sugayo xuduudka waddanka