Doorashada Somaliland: Murrashax Muuse oo la hadlay Taageerayaashiisa iyo Shacbiga

0

Hargaysa(AN):-Murrashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo maanta Xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta, ayaa kula dardaarmay Taageerayasha xisbigiisa iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland inay dhowraan xasiloonida Doorashada, habsami u socodka codbixinta iyo nabad-gelyada dalka.

Halkan ka Daawo: