Ceerigaabo(AN):-Afhayeenka Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye Xasan Maxamed Cali (Gaafadhe) ayaa ka hadlay joojinta Ololaha ee Xisbiga Waddani, xili uu maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Ceerigaabo ayuu Afhayeen Gaafadhe ku sheegay Xisbiga Waddani qaar tahli kariwaayey isusoobaxyadii iyo xafladaysigii uu ku soo bandhigayey tageerayaashiisu i
Halkan ka daawo shirka jaraaid oo dhamaystiran
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









