Baligubadle(AN):-Taareerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Baligubadle iyo Guud ahaan Deegaanada kala duwan ee Gobolka Hawd ayaa maanta Si Mug iyo Miiisaanleh u Muujiyey Taageerada Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye iyo Murashax jagada Madaxweyne ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi
Halkan ka daawo Muuqaal









