Daawo Gabiley: Masuuliyiin heer Qaran, heer Gobol iyo degmo isugu jira oo iska casilay Xisbiga WADDANI

0

Gabiley(AN):-Afhayeenkii Gobolka Gabiley ee Xisbiga Mucaaridka  WADDANI, xubin kamida Golaha dhexe ee Xisbigaas, Guddoomiyihii Garabka dhalinyarada, Guddoomiyihii Garabka Haweenka, Laba kamid ah Guddoomiyeyaashii Degmooyinka Gobolka iyo Masuuliyiin xilal  muhiima ka hayey Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa  muddo  48 saacadood gudahooda iska casilay xilalkii iyo xubinnimadii ay xisbigaas ka hayeen, kuna dhawaaqay inay ku biirayaan Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.

Halkan ka daawo Masuuliyiintii Degmada Wajaale ee Xisbiga Waddani ee Iscasiley