0

gudoomiyaha haayada shaqaalaha sharmaake geele oo imika amaro cusub soorogay+xiligii shaqaalaha shaqada oo labadelay(maxaa soo kordhay)

gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada mudane sharmaaake geele.ayaa shaqaalaha waynaha Somaliland hawada umariyey wakhtiga ay shaqada soo gali doonaan iyo wakhtiga ay ka bixi doonaan shaqada hore oo labadalay.

waxaanu gudoomiyuhu qoraalkiisa kusoo saaray sida tan

Arabsiyonews.com

Cabdilaahi Axmed Awmuuse