waxa manta agab dhara keenay degmada arabsiyo xisbiga wadani oo u keenay dhalinyarada heerka labaad ee ka ciyaara garoonka degmada arabsiyo.
Waxaana halkaa lagu wareejiyey agabkaa guoomiyaha ciyaaraha ee degmada arabsiyo cumar cabdi cumar ,waxaana gudoomiyaha wadani iyo ku xigeenka degmadu hadalo dardaarana halkaa kaga hadleen xafladaa ay dharka ku wareejiyeen oo waano iyo hogo tusaalayn udireen dhalinyaradaa lagu wareejiyey dharka ee heerka labaad.
Waxa isna halkaa ka hadal xubin golaha dhexe ee xisbiga wadani ka tirsan waana axmed hirad yuusuf oo sheegay inayna ahayn markii uhoraysay ee tahay hordhac
Waxaa iyagana kahadalay xubno badan oo ku hadlay magaca xisbiga oo ay kamidyihiin Jamaal cabdilaahi yuusuf ,liibaan cali qalinle ays mire jamacdhamaantoodna waxay umahadnaqeen
xisbiga wadani.
Waxayna sheegeen inay markasta hiil iyo hooba agtaagnaanayaan dhalinyarada




Arabsiyonews.com
Abdillaahi ahmed Awmuuse









