Wararka Nin Beeraley ah oo Daah Qaaday Sir duugnayd 5000 Sanadood By admin - June 1, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guryaha Magaaladaasi  waxaa la ogaaday inay lahaayeen qolal hurdo iyo kuwo cunto, halka sidoo kalena aqal walba laga dhex helay berkad la aaminsan yahay in kalluunka oo nool lagu kaydsan jiray.