Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto cabdilaahi fadal iimaan oo ay wehelinayeen taliye xigeenka booliska iyo saraakiil tiro badan oo heegan u ah sugidda amaanka ee maalinta 18 may, ayaa waxa uu bulshada ugu baaqay in ay amaanka ilaashadaan, waxaanuu hambalyo u diray ciidanka booliska.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:-









