DAAWO- Safiirka Somaliland U Fadhiya Imaaradka Carabta Oo Sheegay In Maalgashi Usoo Socdo Xeebaha Saylac Iyo Lughaya

0

Safiirka Somaliland U Fadhiya Imaaradka Carabta Ambasador Baashe cawil Oo Isagoo Ku Sugan Borama, Markii Ugu Horaysay Balan Qaaday Inuu Soo Socdo Maalgashigii Xeebaha Saylac Iyo Lughaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:-