Maayar Solteco Oo Goob Fagaare Ah Ka Calaacalay , Codsina U Dirsadey Wasaarada Arimaha Gudaha + [Muuqaal ]

0

Hargeysa (AN):- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco ayaa waxaa uu

maanta goob fageer ah ka yidhi hadalo u muuqda in ay yahiin qaar calaacal ah .

 

Madashan oo aheyd xaflad xilalka loogu kala wareejinaayo xoghayaha cusub ee dawlada Hoose iyo xoghayihii Hore , waxaana uu wasaarada arimaha gudaha ka codsadey in jaanis la siiyo xoghaye kasa oo loo so magacaabo dawlada hoose ee Hargeysa

 

arabsiyonews.com
abdillaahi ahmed aw-muse