PARIS (AN):- Emmanuel Macron oo siyaasaddiisu dhexdhexaad tahay iyo Marine Le Pen oo
siyaasaddeedu midig fog tahay ayaa isugu soo hadhay wareegga ugu dambeeya ee doorashada madaxtinimada Faransiiska oo dhacaysa 7 bisha May, sida ay muujinayso natiijada wareegga koobaad oo inteeda badan la tiriyay.

Iyadoo la tiriyay 96% ka mid ah codadkii la dhiibtay doorashaddii wareegga koobaad ee Axaddii dhacday ayaa Macron wuxuu helay 23.9% halka Le Pen ay ka heshay 21.4%.
Aragti aruurrinnadii la sameeyay ayaa si joogto ah u muujinayay in Macron uu ku guulaysan doono wareegga labaad.
Labadan murashax ee isu soo haray ayaa hardan adag la soo galay François Fillon oo siyaasaddiisu midig dhexe tahay iyo Jean-Luc Mélencho
ARABSIYONEWS.COM
ABDILLAAHI AHMED AW-MUSE









