Xisbiga UCID oo Sheegay in ay Go’aamo Adag Qaadanayaan Haddii ay Caddaalad Waayaan

0

Masuulyiinta xisbiga UCID ayaa waxaa ay bulshada u cadeyeen in gudida Diwaangalintu ay ku war galiyeen in kiiska dacwadan aaney awood u laheyn in ay ka garnaqaaan , Isla markaana waxaa ay ganafka ku dhufteen go,aankaas

Sidoo kale waxaa uu xisbiga UCID Oo Ku Hanjabey In gabi ahaanba uu ka bixi doono tartanka doorashada dalkan , waxaana ay dhinaca kale canbaareeyeen xadhiga ay xukuumadu u geysatey masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani

 

 

Arabsiyonews.com

  • Cabdilaahi ahmed awmuuse