go,aamadii kasoo baxay shirkii maanta ee madaxweynahay jamhuuriyada soomaliland iyo gudoomiyaha hay,ada shaqaalaha qaranka

0

waxa uu maanta madaxweynaha jamhuuriyada somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo kulan xog waraysi ah la qaatay shaqaalaha hay,ada shaqaalaha dawlada oo uu hogaaminayo gudoomiyaha hay,ada shaqaaluhu

ayaa waxa uu u dhacay sida tan iyada oo laga soo saaray go,aamo

 

Arabsiyonews.com

  • Cabdilaahi ahmed awmuuse