Daawo Saddex Musharax Ee Ciro , Muuse Iyo Faysal Oo Ka Hadley Arigtidooda Doorashadii Madaxtooyada Oo Dib Loo Dhigay

0

Musharaxiinta madaxweyne ee xisbiga UCID , Waddani iyo Kulmiye

Faysal Cali Waraabe , Cabdiraxmaan Ciro Iyo Muuse Biixi waxaa ay ka hadleen sida ay u arkaaan in muddo 7 bilood ah dib loo dhigo doorashadii madaxtooyada

 

Dhamaan musharaxiintani waxaa ay sheegen in aay aad ugu farasan yahiin in ay maanta bulshada u soo bandhigaan wakhti ay ku mideysan yahiin oo doorashada madaxtooyada la qaban doono isla markaana ay mudnaanta siin doonan bad baadada dadkeena abaaruhu ku dhuften

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan