Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo Markii ugu Horaysay ka hadlay Arimaha Doorashooyinka iyo ….

0

Arabsiyo News — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley arimaha doorashoyinka iyo abaaraha xoogan ee isku soo beegmay

Madaxweynaha ayaa waxaa uu go,aan guul ah ku tilmaamay in saddexda xisbi isla qaaten in doorashadii muddo kooban dib loo dhigo si loogu gurmado dadka ay abaaruhu ku dhufteen

 

Sidoo kale madaxweynaha ayaa waxaa uu saddexda musharax ugu baaqay in ay ka dheeraad wax kasta oo kala fogeynaya shacabka Somaliland