DAAWO Muuqaalka Xildhibaano Soo Abaabulay Mudaharaad Ka Dhan Ah Maayir Soltelco Oo Dhicisoobay

0

Hargaysa(Arabsiyonews):-Xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka ee magaalada hargeysa , ayaa soo abaabulay mudaharaad ka dhan ah maayirka caasimadsda Somaliland ee hargeysa cabdiramaan soltelko, kaas oo ay ku guul daraysteen in sidii ay doonayeen uu u dhoco.