DAAWO:- BADHASAABKA CUSUB EE GOBOLKA MAROODIJEEX OO KA HADLAY XILKA UU MADAXWEYNUHU U MAGACAABAY

0

Hargaysa(Arabsiyonews):-Badhasaabka cusub ee gobolka Maroodijeex Cabdilaahi Jibriil Gaaxnug ayaa ka hadlay xilka uu u magacaabay madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo