Arabsiyo News–Wiil 12-jir ah oo u dhashay dalka Turkiga ayaa feedh ku derdaray, tuug hubaysan oo doonayay inuu dhaco, dukaankooda oo wiilkan yar lagaga tagay, waxaanay kamaradihii dukaankaas ku dhegsanaa duubeen wiilkan yar oo markii tuugu baastoolada ula soo baxay si degdeg ah isna feedh ugu bilaabay.









