Wararka Waftigii Ka Socdey Dawlada Jabuuti Ee Maalmihii Ugu Danbeeyey Safar Ku Joogay Hargeysa Oo Dib Ugu Laabtey Dalkoodii + Sawiro By admin - December 17, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeisa {AN}–Waftigii ka socday dawlada Jabuuti ee maalmihii ugu danbeeyey safarka ku joogay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maalintii shalay aheyd dalka dib uga laabtey