Arabsiyo News–Garabkii Jamaal Cali Xussen ee wada hadalada kula jiray xisbiga Kulmiye Iyo Waddani
ayaa waxaa ay maanta ku dhawaqeen xisbiga ay ku biiri doonan .zudidii u qaabilsanaa wada hadalka garabkan oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa ay shaaciyeen in ay si rasmi ah ugu bireen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ay u arkeen in ay halkaas ku jirto bad baadada dalku
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan









