“ FAYSAL CALI WARAABE INUU YIDHAAHO MAHAA XISBIGA WADDANI GUDAAFADBAA ISUGU HADHAY” AXMED SHIINE

0

Siyaasi Axmed Maxamed Cali Shiine oo maanta warbaahinta kula hadlayay gudahaa magaalada Hargeysa ayaa, soo jeedoiyay in afheyeenka ciidanka booliska lagu sameeyo xilka qaadis isaga oo ku dhaliilay inaanu xilkan loo dhiibay aanu hanan Karin.

Sidoo kale shine waxaa uu ka Hadley Faysal Cali Waraabe oo uu sheegay inuu eedo  u jeediyay xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI

Axmed Shiine isaga oo arimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Waxaan Leeyahay Faysal Xiisow akaadamiyadaadi Booliska ee laguu geeyay, Jarmal iyo Talyaani  iyo intaa aad maanta booliska ku heyso waad ku asturneyd, hase ahaate waxaan filayaa halkaa afhayeenka in lagaaga wanaagsan yahay”

Sidoo kale Axmed shine waxaa uu ka hadlay eedo uu sheegay in Faysal Cali Waraabe u jeediyay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI waxanu yidhi “Faysal Cali Waraabe Inuu Yidhaaho Mahaa Xisbiga WADDANI Gudaafadbaa Isugu Hadhay”

Halkan Ka Daawo