Daawo Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay In Dacwad Lagu Soo Oogo Wasiir Iyo Taliye Ciidan Oo Ka Mid Ah Xukuumada Madaxweyne Siilanyo

0

Arabsiyo News–Xoghayha cadaalada ee xisbiga Waddani Haldoor Barkhad Jamaac Xirsi ayaa waxaa

uu ku baaqay in dacwad lagu soo oogo wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Axmed Faraax Cadare iyo taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland Gen Xudhuun oo u ku eedeyey in uu sameeyeen dhayalsi ku saabsan maxaabiis xabsiyada ku xidhan

Arabsiyo.com

ArabsiyoNews@gmail.com