Daawo Garabkii Xisbiga UCID Oo Ka Hadley In Uu Jamaal Ka Baydhey War Cusubna Ka Soo Saaray Wada Hadalkii Ay Kula Jireen Xisbiga Waddani

0

Garabkii Xisbiga UCID ee wada hadalka kula jiray xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye oo maanta kulan gabo gabo ah magaalada Hargeysa kula yeeshay xisbiga Waddani ayaa waxaa ay sheegen in wada hadalkii ay xisbiga Waddani kula jireen badankiisiii soo dhamaadey isla markaana uu u hadhay hal kulan oo kaliye .

Sidoo kale garabkani waxaa ay si cad u beeniyeen in Jamaal Cali Xussen uu  garabkooda ka baydhey waxaana ay tilmaameen in uu Jamaal garabkooda ka mid yahay halkii ay ku biirana uu kula biiri doono .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan