Xildhibaan Bashiir Tukaale ayaa waxaa uu ka war bixiyey mooshin uu maanta soo hor dhigay mudanayaasha golahaasi waxana uu mudanuhu sheegay in xildhibaanada ku abtirsada xisbiga Kulmiye ay hor istaageen mooshinkaas ku saabsanaa ansixinta gobalada Cusub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan









